Gabar soomaaliya oo rabta in ay tacsida michael jackson tagto

  • Currently 2.00/5
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
Rating: 2.0 out of 4 votes
Comments (14)
You need to have the Flash Player installed and a browser with JavaScript support.
Lights off
Sorry, your favorites list is FULL.

Link to this video



Post your comment

Your name:


Your comment:


Confirm:



* Please keep your comments clean. Max 400 chars.

Comments

  1. baros
    baros
    11 months, 1 week ago

    nacala kugugu tal adiga somaliya hadnba kugu arki laha walahai wan ku qali laha balayo u tacsiyey nacald ha kugu dhacdo ilahey caradisana ha kugu dhacdo balayo an ku arko
  2. mohommed islam
    mohommed islam
    1 year ago

    a/s/c waa gabadha u tacsiyeeynaysa ninka gaalka ah waxaa kuu dhaanta in aad dadka ugu hambalyeeyso bisha ramadaan ee fadliga badan leh aniga hadaan ku dhali lahaa edebta islaamka ayaan ku bari lahaa ilahay haku soo hadeeyo in aad gaaloowdo wax yar ayaa kaaga dhiman ee illahay dambi dhaaf weeydiiso gabar yahay
  3. mohommed islam
    mohommed islam
    1 year ago

    illaahay haku soo hanuuniyo insha allaah
  4. deeq
    deeq
    1 year, 1 month ago

    i just wana say to you back to allah and ask for gifness every body makes mistake allaha haku hanuuniya diinta
  5. caaqilo
    caaqilo
    1 year, 1 month ago

    naaya dhaqanii iyo xishoodki waa ad katagtee diintana maka tegeysaa naawax iskula haroo alle ka baq dhociyahay dhimatay
  6. muslim gril
    muslim gril
    1 year, 1 month ago

    asalamu calaykum,,,illahay ha cafiyo walidki dhalay gabadhtan sabaabto ah walidka ilmahoga galen kara ama muslimin kara waxan ka wada hadi diinta lagu barbariyo iyo edebta islaamka xishoodka xijaabka salaada quranka etc gabadhtan nin gaal ah uma tacsiyeysan bismilaahi
  7. muslimah
    muslimah
    1 year, 1 month ago

    asalamu calaykum,,,inalilah wa inala rajacuun maxay gabadhahi yaryara xumaden mantana ma waxay gadhen in u tacsiyeeyso gaal baqdiyeey subxana allaah walidki dhalay illahay ha cafiyo awladoda hadi ay ku barbarin intu af baradka yahay diintoda akhalaqda diinta islaamka salaadda sunaha rasulka ilmaha marku waynado farahoga ayu ka baxaya marka gabadhtan sidan noqday walidka dambiga qaba
  8. nurani
    nurani
    1 year, 1 month ago

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
  9. fuad
    fuad
    1 year, 1 month ago

    ala i know her lolz she's from BC
  10. hilibdiid
    hilibdiid
    1 year, 1 month ago

    waxay utacsiyeyso mayweysay xaaraanta

Artist: Gabar soomaaliya oo rabta in ay tacsida michael jackson tagto
Video title: woxo caqli xumaa.
Category: Niiko iyo Waxdaran
Views: 10556
Submitted by: admin