Members

Username
Password
Remember Me

Gabdhaha Soomaaliyeed oo sharmuutonimo shaqo ka dhigtay - Kenya.

Published: Oct 7, 2009 by admin Filed under: Sheekooyin Cajiiba Views: 2086 Tags:
[+] [a] [-] Related articles Comments
Waxaa si aad ah u soo batay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka kenya qaas ahaan magaalada Nairobi, in ay bilaabeen Sharmuutaysi.  Waxaa nasoo gaartay in downtown-ka Nairobi habeenkii gabdho Soomaaliyeed ka sharmuutaystaan.  Meelaha kale oo lagu sheegay baa ah night club-yada iyo meelaha sharmuutooyinka laga helo ee dalka kenya.  Run'ahaantii sheekadaas aad bay nooga nixisay, qofwalboo Soomaaliyana in uu ka naxaayo baan shaki ku jurin.  Su'aasha iswaydiinta leh oo muhiimka ah waa maxaa gabdhahaan ku kalifay noloshaas? Run'ahaantii Dadku waa kala daciifsanyihiin, laakiin dhibaatooyinka iyo shaqala'aanta heysata darteed baa kaliftay.  Hadaan Soomaali nahay, dadkeena ma caawino oo wax matarno.  Dadka kunool kenya ama Soomaaliya oo aan dibada loogu maqnayn dhibaatooyinka iyo nolol darada heysata aniga iyo adigaba ma aan fahmi karno.  Waxaa xaqiiq ah in Soomaaliya ay u baahantahay Soomaalida qurbaha ku nool.  Imisa gabdhood baa iyagoo caruura yimid kenya waalid la'aan iyo tol la'aan.  Wax diin iyo dhaqan bara ma laha, wax waxay cunaan siiya malaha, wax la taliya malaha.

Waxaa laakiin ceebleh naagaha lagu soo sheegay qurbaha, qaas ahaan Toronto Canada iyo london UK, Kuwaas oo wax u gaystay in ay sharmuutaystaan la'aqoon.  Waxaa la'arkay kuwo lacag ku niikiya (stripers) oo soomaali ah iyo kuwo lacag la'aan ku sharmuuteeya.  Tan lacagta qaadaneysa iyo tan habeen walba mid club ka soo wadanaaya maxay isdhaamaan.  Tan lacagta baa ila aqli badan, laakiin waa labo sharmuuto.  Qurbaha waxaa ku batay sharmuutooyinka lacag la'aanta loo cuno.  Kuwaas oo markaad su'aashid kuugu jawaabaaya "Caadi waaye nooh".

Welee waa cajiib, cilada waa WAALIDKA. Caruurtiina edbiya oo waxa saxda ah iyo waxa qaladka ah bara.

Wabilaahi towfiiq


Post your comment

Your name:


Your comment:


Confirm:



* Please keep your comments clean. Max 400 chars.

Comments


  1. umu xamza
    umu xamza
    1 month, 2 weeks ago

    ilaahayoow noonaxariiso somali hadeynu nahay waan dhibaataysa nayahay meel kasto oo aan joogno allow nacafi oo walaalasheena somaaliyeed u naxariiso
  2. Abdi
    Abdi
    4 months, 1 week ago

    waxa aan layaabanahy candhada ay korsaartay ninka, xishood daranaa qoftu. balo kudagtay.
  3. moxamoud
    moxamoud
    4 months, 1 week ago

    soomaalida meel kasta oo eey joogaan waa salaamanyihiin.Gabdhaha in eey suuqa galaan waxeey kamid tahay dhibaatada soomaaliya kuhabsatay,aniga shakhsi ahaan waxaan u arkaa in gabdhahaas haddiiba eey jiraan oo eey jirkooda iibsadaan in dhibaato ugeysay,dhulkoodii eey ku,asturnaayeen ragga ayaa kasoo eryey,awoowayaashood soow maahan kuwa diiddan ineey heshiiyaan.
  4. good_boy
    good_boy
    4 months, 3 weeks ago

    walaahi waa yaab naagaha soomaaliyeed qaarkood waa u dhamaatay hada raga jaad cunoowga ayagaaba ka badiya
  5. xuuriye jalaafe
    xuuriye jalaafe
    4 months, 3 weeks ago

    kunto wixii la kuusantahay oo loo kaayay karaamo lee waaye aas yiri.....marka hore hala dedo cowrada then wax kasta waa hagaagaayin........laakin wadanka dhib aa kataagan ha iska baashaalaan inteey yaryihiin ee iska dhaafa then hadhow 60 sano marki gaaraan towbad keenaayaan
  6. EWWWW
    EWWWW
    5 months ago

    NASTY....EWWWWWW